Somalia oo Malaayiin dollar loogu deeqay ka dib booqashadii Linda Thomas-Greenfield

Danjiraha Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa ku dhawaaqday in Mareykanku uu bixin doono in ka badan 41 milyan oo doollar oo dheeri ah, si loo badbaadiyo nolosha Soomaalida, looguna daboolo baahiyaha bini’aadinimo ee ka jira Linda Thomas-Greenfield ayaa hadalkan ka sheegtay booqasho ay ku joogta magaalada Muqdisho caasimada Somalia oo ay kula … Continue reading Somalia oo Malaayiin dollar loogu deeqay ka dib booqashadii Linda Thomas-Greenfield